|
Catalog| Get a Library Card| Log In To Your Account | ||||||
| HOME | USING THE LIBRARY | BOOKS & READING | RESEARCH & HOMEWORK | PROGRAMS & CLASSES | EVENTS | ABOUT KCLS | |
| Gargaarka Ingiriisiga iyo Muwaadinnimada Ku soo dhawow Laybareeriga Degmada King County. Laamo badan oo uu leeyahay laybareerigu ayaa bixiya fasallo ama waxbarasho BILAASH AH, oo ay ku jiraan Barashada Ingiriisiga Luqad Labaad Ahaan (ESL), Barnaamijka Wakhtiga Hadadlka (Talk Time) iyo Muwaadinnimada. Sidaa daraadeed sii mar Laybareeriga Degmada King County si aad u soo qaadatid qoraalka Wakhtiga Hadalka (Talk Brochure) oo aad u ogaatid fasallada laga bixinayo meel kuu dhow ama nagu soo booqo bartayada internetka oo ah www.kcls.org/esl. Waxa aanu rajeynaynaa inaan dhakhso kuu aragno. |
|
ESL - Barashada Ingiriisiga Luqad Labaad Ahaan |
|
Talk Time - Wakhtiga Hadalka Kulan ah Sheekaysi Dabacsan |
|
Ask a Librarian - Weydii Shaqaale Laybareeri: Hel Buugaag, Fiidiyowyo, Majalado, iyo Dheeraad |
|
|
|